U Qaabilsanihii Daacish Duubista Muuqaallada Iyo Qaraxyada Oo Maxkamad Ka Soo Muuqdey + Sawirro
Ugu horreynba waxaa loo jeediyay eedda ay soo diyaariyeen Xafiiska Xeer ilaalinta ee ka koobneyd xilliyadii uu ku soo qaatay Alshabaab iyo Daacish uu ka tirsanaa ilaa 2013 ka hor inta uusan soo gelin gacanta Ciidamada Amniga oo lagu soo qabtay isagoo ku jiro aasidda miino meel boodka ka ah fadhi ay ku leeyihiin bar kontrool ee ah halka loo yaqaano boo-boodka ee degmada Afgooye ee gobalka shabeelaha hoose taariikhda markey aheyd 18/04/2018.
Comments are closed.