Top News:-Wasiir Ka Tirsan Maamulka Galmudug Oo Maanta Is Casilay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Top News:-Wasiir Ka Tirsan Maamulka Galmudug Oo Maanta Is Casilay

Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayan in goordhow oo halkaasi uu isku Casilay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka Maamulka Galmudug.

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka Maamulka Galmudug oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Cadaado ayaa sheegay inuu iska Casilay  xilkii uu u hayay maamulka Galmudug.

Wasiirka is Casilay ayaa waxaa lagu magacaabaa Cali Daahir Ciid isga oo sheegay in sababta uu isku Casilay ay tahay la musuq maasuqay kursigii beeshiiso ay ku laheyd degaanada maamulka Galmudug.

Inta badan wasiirada maamulka Galmudug oo qaarkood lagu eedeeyo in aysan aqoon u laheyn xilalka loo magacaabo ayaa ku dhawaaqa in ay iska Casileen xilkii loo dhiibay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!