Top News:-Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda Degmooyinka Balcad & Afgooye * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Top News:-Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda Degmooyinka Balcad & Afgooye

Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamao Cadaan ah ayaa ku sugan Degmda Balcad ee Goboka Shabeellaha dhexe kuwaas oo ka qeyb qadan doona dagaal ka dhan ah Al Shabaab.

Abaaduulaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya Genaraal Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay Ciidamadooda ku diyaarsan yihiin Degmooyinka Balcad iyo Afgooye si ay howlgalka u fuliyaan.

Waxa uu shegay in iyaga oo garab ka helaya kuwo Cadaan ah ay doonayan in ay Ururka Al Shabaab kala wareegaan deegaanada ay kaga sugan yihiin labada Shabeelle.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!