Mareeg Media
Somalia

Toogasho lagu diley Sarkaal Ciidan & Al-Shabaab oo sheegtay

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa waxaa ay Xaafad ka tirsan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa ay ku dileen Sarkaal ka tirsan Ciidamada Maamulka Puntland.

Sarkaal ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Ciise Ducaale oo ku magac dheeraa (Cige Ducaale),waxaana la sheegay inay goobta ka baxsadeen kooxihii ka dambeeyey dilkiisa.

Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada dilkaas,iyaga oo sheegay in sarkaalka uu taliye uu u ahaa  Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!