Tirada iyo magacyada xubnaha kasoo jeeda degaanada Somaliland ee ku jira xukuumada RW Cumar * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Tirada iyo magacyada xubnaha kasoo jeeda degaanada Somaliland ee ku jira xukuumada RW Cumar

Mareeg.com: Golaha wasiirada Soomaaliya ee uu ku dhawaaqay Isniintii Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid oo tiradoodu dhan tahay ilaa 60 Xubnood ayaa waxaa ka mid ah 11 Xubnood oo dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanada uu sheegto maamulka Somaliland, kuwaasi oo iskugu jira wasiiro, wasiiro ku xigeeno iyo wasiiru dawleyaal.

Magacyada, xilalka iyo degaamada ay ka soo kala jeedaan xubnahan ayaa kala ah sidan:-

1. Maxamed Cumar Carte Qaalib, Ra’isulwasaare ku xigeen,(Gobolka Hargeysa)

2. Abdirahman Ducaalee Beyle Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Dhiirigelinta Maala, (Gobolka Awdal)

3. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Wasiirka Korontada iyo Biyaha (Bariga Burco).

4. Cabdalla Boss Axmed Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta (Galbeedka Burco)

5. Daa’uud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Badroolka (Gobolka Sool)

6.  Cabdillaahi Axmed Jaamac Ilkajiir Wasaaradda waxbarashada (Sanaag Bari)

7.  Maxamed Cali Xagaa Wasiiru dawlaha Gaashaandhiga (Zeylac)

8. Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka dhalinyarada iyo Ciyaaraha (Hargeysa).

9. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasiir xigeenka Kaluumaysiga iyo Baddaha (Hargeysa).

10. Cabdikariin Cige Guuleed Wasiir xigeenka Xanaanada Xoolaha (Gobolka Awdal)

11.  Xaamud Cali Xasan Wasiir xigeenka waxbarashada (Zeylac).

Mareeg Media

 

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!