Tartanka Qur’aan Aqriska Dagmooyinka Gobolka Banaadir Oo Ka Furmay Xarinta Dowlada Hoose.
Muqdishi (mareeg News ) maamulka Gobolka banaadir ayaa markii ugu horeeysay tartan quraan aqrin ah u qabtay dagmooyinka gobolka banaadir.
tarnka quraan aqrinta ayaa waxaa lagu bixin donaa abaal marino qaali ah Maamulada dagmooyinka ayaa soo difay Tartamayaal uga qeeb galaayo tartanka quraan aqrinta gudoomiy Yariiso ayaa sheegay in Tartanka quraan aqrinta looga gol leeyahy in lagu dhiiri galiyo ardayda qur’aanka barato.
71ka dagmo ee Gobolka ayaa kasoo qeeb qaadanaya tartanka.
waragii koowaad ayaa hada socda maalmaha soo aadan ayaa lagu wadaa in uu Gaaro wareeg dhamaadka.
Comments are closed.