Taliyihii Ciidamada NISA Ee Jubbaland Oo Xabsiga La Dhigay * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Taliyihii Ciidamada NISA Ee Jubbaland Oo Xabsiga La Dhigay

Wararka  hada laga soo gaarayo Magaalada Kismaayo oo xarun KMG u ah maamulka Jubbaland gaar ahaan Garoonka diyaaradaha Kismaayo  ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi lagu xiray Taliyihii Nabad sugida dowladda Soomaaliya u magacawday Jubbaland.

Taliyaha lagu xiray Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee dowlada Soomaaliya u magacawday Jubbaland ayaa waxaa lagu magacaabaa Cali Mire, waxaana hada uu ku jiraa Xabsi ku yaalla Magaalada Kismaayo.

Ilaa iyo hada lama oga sababta ka dambeysa Xariga Taliyihii Nabad Sugida dowladda Soomaaliya u magcawday Jubbaland Cali Mire.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!