
Read Time:26 Second
Waxaa xil ka qaadis deg deg ah lagu sameeyay Taliyeyaal Ciidan kadib markii uu Shalay weerar xoogan ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Xalay ayaa waxaa isbedel lagu sameeyey taliyeyaasha ilaa 10 ka mid ah Saldhigyada Booliska Gobolkan Banaadir.
Dhamaan taliyeyaasha loo dhiibay Saldhigyada Booliska Muqdisho ayaa waxa ay yihiin dhalinyaro,waxaana dad badan ay u arkaan siyaabo kala duwan.
Hadaba taliyeyaasha Dhalinyarada ah ee loo Magacaabay saldhigyada Boolis gobolka Banaadir, Maxay soo kordhin karaan Shariif Roobow oo ah Khabiir dhinaca amniga ah ayaa ka hadlaya.