Taliye ku Xigeenkii NISA ee G/Shabeellaha hoose oo la diley
Taliyaha oo magaciisa lagu sheegay Dhaayow Cusmaan Aadan ayaa waxaa uu horay uga tirsanaan jiray Maxkamadihii Islaamiga ee mar maamulayay Bartamaha iyo koofurta Soomaaliya.
Dhaayow ayaa sidoo kale ahaa taliyaha NISA ee degmada Qoryoolay.
Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidanka Amaanka Dowlada Soomaaliya ay gaareen goobta dilku ka dhacay,,isla markaana ay meydka u qaadeen dhinaca CID-da,sidoo kalena baaritaan ka bilaabeen halka dilku ka dhacay
Comments are closed.