Taliye cusub oo loo Magacaabay Ciidanka Taraafikada

Read Time:23 Second

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ayaa taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka u Magacaabay Generaal Maxamed Xuseen Madaale oo ka mid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidanka Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa taliyaha cusub ka codsaday in uu dardargaliyo howlaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka.

Shaqadda Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka ayaa wanaagsaneyn bilihii ugu dambeeyay tan iyo markii xilka laga qaaday Generaal Cali Gaab.

Madaale ayaa horay u soo noqday Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.