Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Wafdi Ka Socda
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Ameerio ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wafdi sare oo ka socday Taliska Ciidanka Booliska dowlada Turkey ,kuwaaasi oo soo gaaray Muqdisho.
Comments are closed.