Taliska AMISOM oo lagala hadlay howlgallada Al Shabaab

Read Time:30 Second

Duqa Magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

Kulanka oo ka dhacay Xafiiska Duqa Muqdisho Yariisow ayaa looga hadlayay Xaalada Amaan iyo howlgallada ka dhanka ah Xoogaga Al Shabaab.

Labada Mas’uul ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii loo xoojin la haa howlgallada ka socda Gobolka Sh.Hoose.

Duqa Muqdisho ayaa ku tilmaamay howlgallada kuwa Sh.Hoose kuwa u muhiimsan sugida amaanka caasimada Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay Weeraro kala duwan oo u badan Qaraxyo waxaan xusid mudan in Weeraradaasi intooda badan ay sheegteen Kooxda Al shabaab.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %