Kismanyo:Tababar maanta loo xirey ciidamo Boolis ah * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Kismanyo:Tababar maanta loo xirey ciidamo Boolis ah

Madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam iyo taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Jen. Max’ed Xasan Xaamud ayaa maanta si wadajir ah tababar ugu soo xiray 300 oo askari oo kamid ah booliska Jubaland, kuwaa oo uu usoo dhamaaday tababar.

Taliyaha Booliska iyo xubno saraakiil ah oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa saaka soo gaaray Kismaayo, waxaana intaa kadib ay toos u aadeen xarunta lagu tababaro Booliska ee nawaaxiga garooonka diyaaradaha Kismaayo, halkaasoo lagu qabtay munaasibad tababar loogu soo xirayay dufcaddii ugu horeeysay ee ciidamada Jubaland.

Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaa goobta kusoo bandhigay waxyaalihii ay barteen. – See more at:

booliskabooliska_kismanyobooliska2

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Mareeg.com somalia, World News and Opinion.