SYL:GEESIYAASHI LA HILMAALMAY — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

SYL:GEESIYAASHI LA HILMAALMAY

XUSKA MAALINTI LAASAASI URURKI DHALINYARADA SOMAALIYEED EE SYL – 15 May 1943

Aankubilaawnomagacyada 13ki dhalinyaroeeasaastay – AabbayaashiXuriyadaSomaaliiya.
1.OsmanGedi Rage
2.Mohamed Farah Hilowle
3.Mohamed Ali Nur
4.Haji Mohamed Hussein
5.AbdulqadirSaqawadin
6.DhereHagiDhere
7.HudowMoalimAbdullahi
8.MohamedHirsiNur
9.Dahir Haji Osman
10.Mohamed Osman Bardura
11.YasinHagi Osman
12.Ali Hassan Maslax.
13Maxamed CabdulaahiXayeesi

Tariihkdamarkieheedbisha May 15, 1943 dhalinyaroooSoomaaliwadani ah ayakushiraymagaaladaXamarwaxeynaabuureenxisbisiyaasadeedkiugahoreeyayeekacurtaSomaaaliya.- Somali Youth Club (SYC). Sanadki 1947 ururkawaxuiskubadlay Somali Youth League (SYL) waxunabilabay in xafiisyokafurtogobolada kale eedalka.Ururka SYL waxuhelaytageeradashacabkakunoolSomaaliooidil.HadafkaxisbigawaxuahaaykunadhisnaydafacaadkadanahaguudeeumadaSomaaliyeed, waxeeyneka so horjeedeenxukunkagumeeysiga.SYL waxeymamnuucdayqabyaalada, xatawaxeydiideensedexiyotobankoodaba in eeysheegaanqabiilkaeeykadhashteen.Halganga SYL waxuhorseedayxuriyadaiyomidnimadaSomaaliyabishiLuulyo 1960ki.Malinta 15 May, xatawaqtigaanadagaankujirno, waxawaajibnagu ah in la sooxasustogeesiyaashiasaasi SYL, aabayaashigoboinimadaiyoxuriyadaaanxarsaneeyno.
Sididalalkaiyoumadaha kale eedunida, dalkeenaSomaaliyawaxuleeyahayookadhashaygeesiyaalaanmarne la iloowikarin. GobolkaBanadiriyodadkakadhasaywaxekuleeyahiinqeeblibaaxgeesiyaashiaasaasi SYL. Markaaadeegtiidjawigasiyasadeediyojahawareerkaeey manta Somaaliyakujirto; markiqaranimadilagubadalayqobaleeysiiyoqabyaalad; markimadaxdaqarankaeeynoqdeenqab’qablayaaldagaaliyomooryaanwaxaino furan in aan so bandhignotaariikhyarookusaabsansadaxiyotobankidhalanyaroeeasaastay SYL. Shan ka mid ah waxeykadhashteenqoomiyadaBanaadiriga/ReerXamar; afar ka mid ah waxeykadhashteenDarood; labaka mid ah waxeykadhashteenDigil/Mirfle; labaka mid ah waxeykadhashteenHawiye, halka mid ah waxukadhashtay Dir. Aaweennidaamkaancunsirga ahee 4.5eeyhadaqaateen.

RIYADA SADEX IYO TOBAN KAAN DHALANYARO OO KU DHISNEET IN LA AWUURO SOMAALI OO XUR AH, OO NABAD AH OO WADJIRTA KUNA DHISAN MABAADI SUUBAN, SHARCI IYO CADAALAD WELI WA KU JIRTA QULUUBTA UMADA SOMAALIYEED INTEEDA BADAN. LAAKIN WELI WAXA JIRA IN YAR OO IMAANKA KA TAGAY OO QABYAALADA DILATAY QALIBIGAANE MADOOWAADI EE GOBOLEEYSIGA KU QARAABTO.

BurfuuleGaabow
Mr.Burfuule@yahooco.uk

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!