SooyaalkiiAxmadXaayoow 1958-2016
AxmadMocoowXaayoow“Dulmidiid” Eebbe ha unaxariisteewuxuukudhashaydegmadaWaaberi,eemagaaladaMuqdisho, gobolkaBanaadir, bishii March 12/1958.DugsigahoosewuxuuugasoobaxayXamarJajab, DugsigadhexanaRaageUgaas, sanaddugsiyeedki 1979/80 ayuudugsigaugabaxayMacallinJaamac. Wuxuu March 15.1986 kaqalinjebiyaykulliyaddawaxbarashada “Lafoole”, kunatakhasusayXISAABAAD/FISIKIS.
Ka dib burburkiidalkakadhacay, wuxuuahaadadkiidalkakabaxay, eeuguhorreeyey.WuxuumuddokunoolaawaddankaYeman, kadibnaxilligiifufkawuxuu u dalaabaydalkadibaddiisa.Lagasoobillaabo1997-2016wuxuukunoolaawaddankaMareykanka, gaarahaagobolkaMinneapolis, magaalada Minnesota.
WaxauuahaaninjecelqoriddabuugaagtaiyoinayummaddaSoomaaliyeedyeelatodhallinyarobadanoo wax qora, si ay dhaxalwanaagsanugatagaanummaddooda.
Wuxuuahaamacallinaaminsanwaxaadduunyada kale noogahormartay, inaytahaydhigaalkaqoran, ooloogategay, wuxuunajeclaa, inuuintabadan wax kaqoroarrimahabulshada, sifirbafirkakadambeeyoay u ogaadaandhallinyaradiikahorreeysayiyosida ay u noolaayeen.
Axmedwuxuu kale ooahaasuugaanyahankuxeeldheerhalabuurkamaansadaoodhansidacurinta; gabayga, guurowga, shiribka, masafada, geeraarka, saarka, jiiftadaiyoheesta.
Axmadwuxuukaqaybgalaysilsiladdosuugaaneedbadansida:
- Silsiladda “DiiwaankanabaddaiyoDeeleydaQarniga” (SilsiladMaanseed)
- SilsiladdiiSallaamaley(SilsiladGabayeed)
- SilsiladiiIsmaandhaaf(SilsiladGabayeed)
- SilsiladdiiTirriig (SilsiladSaareed)
- SilsiladdiDhallinyariyowaayeel(SilsiladMaanseed)
- SilsiladdiiDhalanrog( SilsiladGeeraareed)
- SilsiladdiiBelediyoBaaddiye(SilsiladGabayeed)
- SilsiladdiiDabargoyntaQabyaaladda(SilsiladGabayeed)
- SilsiladdiiMidnimo( SilsiladMaanseed)
Silsiladahaniyokuwakalebawaauukaqaybgalay, wuxuuahaaninaad u jeceldhaqankaiyosuugaantaSoomaaliyeed, wax la taabankaranakaqabtey. AxmedXaayoowwaxaankuxasuustaa, inuuambaqaaday, ooisaguhindisay, habdhaccusub, oogabaygauukusookordhiyey, isagoosameeyeygabayouuugumagacdhabay “LABA HIGGAADLEY” Gabayganayaainta kale ka la mid ah gabayadacaadiga ah, balse, halkii gabaygaxarafraaciisuahaaxarafqudhaata, wuxuuisagukeenay, inuulabaxaraftuducwalbasisiman u wadaajiyo, isagoohabdhac, hannaaniyohalbeegaanmidnadhaawac u geeysan. Tuusaale:
- Haddayqaafiyaddhinneyn, Qodobdhigaalkeeda.
- Deelqaafnaaanlagadhexhelin, Dha’ iyoQaafkeeda.
- Qa’daxarafkalabadhacayauun, Dheerilaguqaatay.
- Dhadhankanamacaanqiimabadan, Dhugiyomaanqaada.
- Dhegtiimaqasha ay quudkadhigan, Dhuuxaqabarkiisa.
- Qasdiga loo dhigaayanatahay, Dhaxalkaqiimeeya.
- Dhibqofkaan u soomarinmurtida, Dhuuniqabateysan.
- Quruumihinadhaafiyoraggii, Dhihiddaqaabeeyay.
- Dhallinyaroqurqurisaajirtoo, Qaladkadhaafeyne.
- Qayladainaandhegensannaa, Qaayodhiciddeeda .
- Iyo inaanqaddarinnaadhismaha, Dhiishaqaradeeda.
- Dhankaanqaadaneynaanrabaa, Qalindhigaalkeena.
Gabayganayaakudhisan,sidakamuuqataxarafraaca(DHiyo Q) oosi iskudheellitiranisugujaangooyey. Alle ha naxariistee, abwaankaayaaahaaningoorwalbauukansholeeyahayiyofakaag iskutaxallujiyatayeyntaiyokor u qaadiddaafka; qoraaliyodhigaal, dhihidiyodhadhanba.
Tixdan kale, waxayka mid tahayhannaankaacusub, eelabahiggaadleykudhisanwaxaynaleedahay:
- Tiiaancalmadotirahaween, Tobankacaynoodba.
- Cishadaantallaameendarteed,Taahacelinwaayo.
- Eeuutawaawacacishqigu, Ciribkusiitiixo.
- Cilmiiyotabtiisimarkaan, Tamartacaalwaayo.
- Caguhunatallaabadagabaan, Celinintoosnaanta.
- AyayigatagtaaCaashadaan, Caysh u tebiwaayo.
WuxuuAxmadqorijireymaqaalloiyoqoraalloaad u tiroiyotayobadan,ooka la duwan, dhinacaarrimahabulshada, siyaasadda, dhaqankaiyosooyaalkaba, haddana, waxaaintaas u dheeraa, inuucuriyeysheekooyinbadanoomid ka mid ah uubuugeeyey, labanadiyaarsanyihiin, haddiiWeyneoggolaadonawaansoosaaridoonnaadhaxalkuuugategayumaddiisa, siriyadiisiiugurumowdoriyadiisiiSheekooyinkauuqoreywaxaaka mid ahaa:
- NasiibkaNolosha 1975(Buug la daabacay)
- Run iyo Been
- YaaKhaldanyaadulman?
- SirtaNolosha
- Nimaandhulmarindhaayo ma leh(xusuusqorolalahaReerMiyiga)
- Soddoho
- SooyaalkiiMingolkaiyoJinkisKhaan (Tujumaad)
Dhankaugusaamayntabadan, eeabwaanAxmadcaankakuahaa, waa in uuahaaabwaanbulshokudhexjir ah, sigaara ah dhallinyarada u laahaasaaxiibdhawiyosheekowadaag.
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Comments are closed.