Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga

Read Time:30 Second

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md.Khaliif Cabdi Cumar oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Md.Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta habka foggaan araga ah kulan kula yeeshay madax ka socotay Midowga Yurub iyo hay’adda UNIDO ee Soomaaliy.

Kulanka ayaa looga hadlay  horumarinta ganacsiga dhexe iyo kuwa yar-yar ee dalka.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warahadaha XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar oo halkaas ka hadlay, ayaa Midowga Yurub iyo hay’adda UNIDO ba ku boggaadiyey dedaaladooda horumarinta Ganacsiga ee dalka, waxaana uu sheegay inay ka dawlad ahaan soo dhaweynayaan cid kasta oo ka qeyb qaadanaysa horumarka wadanka.

Muqdisho-Somalia                                       

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %