Soomaaliland oo u digtay Ajaanibta ku sugan deegaanadeeda

Read Time:23 Second

Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka horumarinta reer miyiga iyo kheyraadka dabiiciga ee Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Jaamac Nuur oo la hadlayey warbaahinta ayaa uga digay ajaabiibta ku sugan deegaanada maamulka inay ku xadgubaan sharciga.

Cabdirisaaq ayaa sheegay in cidkasta oo jabisa shuruucda Somaliland la ganaaxi doono, islamarkaana laga qaadi doono tallaabo waafaqsan sharciga.

Dhowaan ayey aheyd markii Somaliland ay xabsiga dhigtay 9 nin oo dhalasho ahaa ka soo jeeda dalka Imaaraadka Carabta, kuwaas oo howlo ugaarsi ka waday maamulkaasi.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.