Soomaaliland oo jawaab kulul ka bixisay war kasoo yeeray maamulka puntland * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Soomaaliland oo jawaab kulul ka bixisay war kasoo yeeray maamulka puntland

War qoraal oo maanta oo Isniin ah ay soo saareen gudiga difaaca ee maamulka Soomaaliland ayay si kul uga hadleen hadal shalay ka soo yeeray gudiga difaaca ee Puntland oo ku dhawaaqay dagaalka xuraynta gobalka Sool.

Wasaaradda Gaashaandhiga ee maamulka Somaliland ayaa sheegtay in ay shaqeyn waayeen wadahadaldii la doonayay in xalka loogu helo dagaalkii ka dhacay gobalka Sool.

Waxa ay baaq u direen Beesha calamka waxaana ay sheegeen in ay iska difaaci doonaan dagaal kasta oo dhinaca Puntland uga yimaada.

Halkaa Ka Akhriso Wareegtada.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!