
Read Time:23 Second
Hargeysa ( Mareeg News ) Xukuumadda Somaliland ayaa muddo afar maalmood ah oo ku eg khamiista soo socota waxay muddo kooban maalintii xayiraad ku soo rogtay adeegsiga baraha bulshadu ku xidhiidho.
Arrintan ayaa ujeedkeedu yahay in looga hortego sida ay sheegeen in ardayda dugsiyada sare iyo dhexe ee imtixaannadu u socdaan ay isugu gudbiyaan jawaabaha imtixaanka.
Arintan oo dhinacya badan loo dhigay ayeey Bulshada ku nool Somaliland aad u dhaliileyn waxeeyna tilmaameen in lagu xad gudbay xuuq ay lahaayeen.

About Post Author
Ahmed weheliye Gaashaan
freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com