Somaliland oo Dagaal ka bilaawday Gobolka Sanaag

Read Time:34 Second

Wararka naga soo gaaraya degaanka lagu Magacaabo Damalla Xagarre ee koonfurta gobolka Sanaag ayaa sheegaya in hadda uu halkaasi ka bilowday dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo Puntland.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Wasiir ka tirsan maamulka Puntland uu gaaray degaankaasi oo ka mid ah degaanada ay ku muransanyihiin maamulada Puntland iyo Somaliland.

Wasiirka waxbarashadda Puntland ayaa kormeer ka waday degaanno ka mid ah gobolka Sanaag oo uu ka socday imtixaanka guud ee dugsiyadda Sare ee Puntland.

Wararka ayaa sheegaya in uu dagaalku uu bilowday kadib markii ciidamo ka tirsan Somaliland ay weerar ku qaadeen wefdi uu hoggaaminayo wasiirka waxbarashada Puntland oo marayay degaanka Damalla Xagarre balse weli faahfaahin lagama hayo khasaaraha dagaalkaasi.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.