Somaliland iyo Puntland oo Ciidamo u daabulay Gobolka Sanaag * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Somaliland iyo Puntland oo Ciidamo u daabulay Gobolka Sanaag

Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa Ciidamo hubeysan siyaabo kala duwan ugu daabulaya Degaano ka tirsan Gobolka Sanaag.

Waxaa Saaka Gobolka laga dareemayaa Xiisad colaadeed oo u dhaxeysa labada Maamul.

Ciidamadan qaarkood ayaa lagu soo waramayaa in ay gaareen Degmada Hadaftimo ee Gobolka Sanaag.

Dadka Degaanka ayaa baqdin xoogan ka muujinaya in Dagaal u dhaxeeya labada dhinac uu ka dhaco halkaasi.

Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa in muddo ah waxaa u dhaxeysay xiisad salka ku heysa Maamulida Degaano dhowr .

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!