Somalia:UNMAS Declare Central Mogadishu free from all known unexploded ordnance * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Somalia:UNMAS Declare Central Mogadishu free from all known unexploded ordnance

Mareeg.com-MOGADISHU, 9 April 2014  -Today, the Federal Government represented by Prime Minister Abdiweli together with
the European Union (EU) and United Nations Mine Action Service (UNMAS) declared
Central Mogadishu free from all known unexploded ordnance.
In a ceremony attended by the Prime Minister of Somalia and senior officials from
the European Union and United Nations, a map showing 13 cleared districts of the
capital city was handed over from EU Special Envoy to Somalia, Michele Cervone
d’Urso, to Prime Minister Abdiweli. Beginning 2010, the EU together with
implementing partner UNMAS, systematically cleared Mogadishu of almost 1,000 items
of unexploded ordnance which, over the course of twenty years of civil war, had
littered the city, endangering the lives of its inhabitants.
“Through its stabilisation efforts, the EU has contributed to a sharp decline of all
the known explosive remnants of war in Mogadishu. With this support, we have helped
clear Mogadishu street by street, raised mine awareness of Mogadishu residents and
children, and trained the police forces in order to make the fight against explosive
remnants sustainable. There is no time for complacency. Clearing Southern Somalia
remains a work in progress. We need to continue to clear in all areas affected by
unexploded ordnance, to save lives and to make Mogadishu safe for a stable future.
This is part and parcel of a comprehensive EU response to enhance the security space
in Somalia ranging from capacity support to the Somali National Army, training of
police and supporting civilian security and of course the EU’s steadfast support to
AMISOM – it is a joint effort that can make a difference” said EU Special Envoy,
Michele Cervone d’Urso.
This partnership also saw the implementation of several other projects, ranging from
Port Security, Police Training, and even the construction of street lights, aimed at
bringing stability to Somalia. “We are particularly proud that the Federal
Government, EU and UNMAS trained the first ever Somali Police Explosive Ordnance
Disposal teams,” said David Bax, UNMAS Somalia Programme Manager. “The job of
clearing the country of explosives will fall into the hands of the Somali Security
Services. This marks the first step in developing a sustainable national capacity to
tackle one of Somalia’s most pressing security challenges head-on”.
UNMAS delivered messages on how to live and work safely in a country contaminated
with explosives to over a quarter of a million people, and established a “dial 888”
emergency response line for Somalis to report explosive hazards. Under the project,
a further 2,500 landmines and unexploded bombs were cleared in Gedo and Hiran, each
one with the potential to claim a victim. This work has saved life and limb of
countless Somalis, while clearing these explosives also removes the raw material for
improvised explosive devices, or home-made bombs, most of which are constructed
using unexploded ordnance which can be found in every region of Somalia.
Much work remains to be done. “The success of training the Somali Police Force has
been extremely encouraging,” said Bax. “The next step will be to make sure that
police and security forces across the country are empowered through training in
ordnance disposal, that explosive remnants of war in newly liberated areas are
cleared and that those who seek to do harm to the Somali people are not given access
to weapons and explosives.”

Midowga Yurub iyo Xafiiska Miino Baarista Qaramada Midoobay oo ka nadiifiyay
Magaalada Muqdisho waxyaabaha aan qarxin
MOGADISHU, 9 April 2014
Maanta Dowladda Federaalka oo u matalaayo Ra’isulwasaare Cabdiweli Sheikh Axmed oo
ay la jiraan Midowga Yurub (EU) iyo Xafiiska Miino Baarista Qaramada Midoobay
(UNMAS) ayaa ku dhawaaqay Magaalada Muqdisho mid nadiif ka ah wax yaabaha qarxo.
Xaflad ay ka qeyb galeen Ra’isulwasaaraha Soomaaliya saraakiil sar sare oo ka socota
Midowga Yurub (EU) iyo Qaramada Midoobay ayuu khariidad tusineyso 13 degmo oo ka
tirsan caasimada oo nadiif ka ah wax yaabaha qarxo ugu dhiibay ergeyga gaarka ah ee
Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d’Urso Ra’isulwasaare
Cabdiweli Sheikh Axmed. Laga soo bilaabo 2010kii ayuu Midowga Yurub oo kaashanayo
Hey’adda ay wadaaga yihiin ee Qaramada Midoobay u qaabilsan miino barista (UNMAS)
ayay si nidaamsan uga nadiifiyeen magaalada Muqdisho wax ku dhow 1,000 oo ah
haraadigii aan qarxin ee labaatankii sano ee dagaalada sokeeye oo ku kala firirsanaa
magaalada, khatarna galinayay dadka ku nool magaalada.
Ayadoo qeyb ka ah dadaaladiisa ku aadan xasilinta, ayuu Midowga Yurub si xoog leh
uga qeyb qaatay hoos u ridka wax yaabaha qarxo ee ka haray dagaaladii ka dhacayay
Muqdisho. Taageeradan aan geysanay waxay gacan weyn ka geysatay nadiifinta Muqdisho
jid jid, sarena u qaadnay wacyiga dadka reer Muqdisho iyo caruurtooda dhinaca wax
yaabaha la xiriiro miinooyinka, waxaanu tababarnay ciidamada booliska si aan uga
dhigno dagaalka lagula jiro haraadigii miinooyinka mid dhaxal gal ah. Ma jiro wakhti
lagu nasto, nadiifinta konfurta Soomaaliyana waxay uun ahaan doontaa shaqo sii
socoto, waxaana u baahanahay inaan sii wadno nadiifinta meelaha ku saamoobay wax
yaabaha aan wali qarxin, si loo badbaadiyo nafaf badan, Muqdishana looga dhigo meel
aamin ah oo leh mustaqbal degan. Tani waxay qeyb ka tahay ka jawaabista buuxdo ee
Midowga Yurub si loo xoojiyo nabadgelyada Soomaaliya, waxayna isugu jirtaa sare u
qaadida kobcinta awooda ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, tababarka ciidamada booliska
iyo kuwa nabad sugida dharcada ah iyo shaki la’aan kaalmada joogtada ah ee ciidamada
AMISOM – waa dadaal la wado oo sameyn karo kala duwanaansho. Sidaas waxaa dhahay
ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone
d’Urso.
Wadaaganu waxaa kale oo uu xaqiijiyay fulinta dhowr mashaariic oo kale, oo isugu
jiro nabadgelyada degaka, tababarka booliska iyo hagaajinta nalalka jidadka,
ujeedaduna ay aheyd helitaanka degenaanshaha Soomaaliya. Waxaan si gaar ah ugu
faanenaa in Dowladda Federaalka ah, Midowga Yurub iyo Xafiiska Miino Baarista
Qaramada Midoobay (UNMAS) ay tababareen kooxdii boolis Soomaaliyeed ah ee ebid ugu
horeysay loona tababaray baabi’inta wax yaabaha qarxo. Sidaas waxaa yiri  David Bax,
maamulaha Xafiiska Miino Baarista Qaramada Midoobay (UNMAS). Shaqada ka nadiifinta
dalka wax yaabaha qarxo waxay gacanta u gali doontaa xafiisyada nabadgelyada
Soomaaliya. Tanu waxay ka dhigan tahay horumarinta awooda qaran ee joogatada ah ee
lagu xakameynayo caqabadaha nabad gelyo ee ugu badan ee Soomaaliya horyaalo.
UNMAS waxay dirtay fariimo ay ku cadeyneyso sida loogu noolaado loogana shaqeeyo si
nabad leh dal ay ka buuxaan wax yaabaha qarxo kuna noolyihiin dad ka badan rubuc
milyoon, waxayna hagaajisay nambar si deg deg ah looga soo wici karo kaasoo ah 888
si deg deg ahna loga jawaabi doono cidii soo sheegto wax yaabo khatar ah. Waxaa bar
bar socday mashruucan in 2,500 oo miino dhulka ku aasan ah laga saaray lagana
nadiifiyay gobalada Gedo iyo Hiiraan, qaraxyadaasoo mid walbo hal naf uu galaafan
lahaa. Shaqadanu waxay badbaadisay nafta iyo curyaamin ku dhici laheyd dad
Soomaaliyeed oon la soo koobi Karin, markii la saarayay wax yaabahan qarxana waxaa
meesha laga saaray wax yaabihii laga sameynayay qaraxyada ama miinooyinka lagu
sameeyo guryaha, kuwaasoo badan koodu lagu sameeyay wax yaabo aanay fududeyn
qarxintooda lagana helayo kobal kasta oo Soomaaliya ka mid ah.
Shaqo aad u badan oo u baahan in la qabyo ayaa harsan, “guushii ay ku dhamaatay
tababarka ciidamada booliska Soomaaliyeed waxay aheyd mid geesinimo gelin leh”  ayuu
yiri Bax. Tilaabada soo socoto waxay noqon doontaa hubinta tababarka ciidamada
booliska dalka gudihiisa oo dhan laguna xoojiyo tababar la xariiro baabi’inta
qalabka qarxo, si wax yaabaha qarxo ee ka haray dagaalda loogana sifeeyo meelaha
hada la xoreeyay, iyo inaan kuwa dadka Soomaaliyeed la doonayo dhibka aan la siinin
fursad ay ku helaan qaraxyo iyo hub.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!