Somalia:UN Concern over parliamentary candidates with a history of violence and criminality * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Somalia:UN Concern over parliamentary candidates with a history of violence and criminality

Mogadishu, –Mareeg-The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development, Ethiopia, Italy, Sweden, the United Kingdom and the United States are deeply concerned about the inclusion of individuals with a history of criminality, violence and terrorism on the lists of candidates for the Upper House of Parliament submitted by some leaders of the existing and emerging federal member states and potentially among candidates for the House of the People.

The nomination and potential election of any individual responsible for the violence that characterized Somalia’s civil war represent a regressive step at a time when Somalia is poised to turn a new page. This must be taken into consideration by all key stakeholders as voting for Upper House candidates continues and 14,025 electoral college delegates convene later this month to choose members of the House of the People.

Somalis, as well as Somalia’s international partners, deserve to have confidence in the institutions that will emerge from the current electoral process. Every effort should be made to ensure that the process results in the designation of reputable holders of public office who will not undermine the legitimacy and credibility of the new Government and Parliament.

The process of registering candidates for the 275 seats of the House of the People is underway, and individuals with documented histories of criminality and violence should not be chosen by electoral colleges to represent their clans and sub-clans in the lower house of Parliament.

“Somalia is rebuilding its institutions and legitimacy after 25 years of armed conflict,” said Michael Keating, the Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia. “A rejection of parliamentary candidates who have been implicated in some of the country’s worst human rights abuses will reaffirm Somalia’s commitment to end the culture of impunity in the eyes of its own citizens and the world at large.”

# # #

Faafin degdeg ah

WAR-SAXAAFADEED WADAJIR AH

Beesha caalamka oo walaac ka muujisay in xubno taariikhda ku leh colaado iyo dembiyo loosoo magacaabo baarlamaanka

Muqdisho, 16 Oktoobar 2016 – Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka waxay aad uga walaacsanyihiin in shaqsiyaad taariikhda ku leh colaado, falal dembi iyo argagixisnimo lagusoo daro liisaska musharaxiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee ay soo gudbiyeen qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada kamidka ah federaalka ee jira iyo kuwa samaysmaya, iyadoo laga yaabo in shakhsiyaadkaasi ay kamid noqdaan musharaxiinta Golaha Shacabka.

Magacaabista iyo doorashada dhici karta in la doorto shakhsi kasta ee ka mas’uul ahaa colaadihii sababay dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya waxay ka dhigantahay tallaab dib u dhac ah xilli Soomaaliya ay u diyaar garoobeyso inay furto bog cusub. Tan waa inay xisaabta ku darsadaan dhamaan inta arrintu khusayso ee muhiimka ah maadaama ay socoto u codeynta musharaxiinta Aqalka Sare, iyadoo 14,025 ergo doorasho la isku keenayo dabayaaqada bishan si ay u doortaan xubnaha Golaha Shacabka.

Dadka Soomaaliyeed, iyo weliba saaxiibada Soomaaliya ee caalamka waxay mudanyihiin inay kalsooni ku qabaan hay’adaha samaysmaya ee kasoo baxaya geedi-socodka doorasho ee hadda socda. Waa in dadaal kasta lagu bixiyaa sidi lagu xaqiijin lahaa in geedi-socodka ay kasoo baxdo magacaabis mas’uuliyiin sumcad leh oo loo magacaabo xafiisyada dowladda, kuwaas oo aan wiiqi doonin sharciyadda iyo kalsooni ku qabidda Dowladda iyo Baarlamaanka cusub.

Waxaa [hadda] socdo hawlihii diiwaan-gelinta musharaxiinta u tartamaya 275ka kuraas ee Golaha Shacabka, waana in ergada doorasho aanay dooranin shakhsiyaad taariikhda ay ugu qoranyihiin falal dembi iyo colaado si ay beelohooda iyo jufooyinkooda ugu metelaan aqalka hoose ee Baarlamaanka.

“Soomaaliya waxay dib usoo dhisanaysaa hay’adeheeda iyo sharciyaddeeda kadib 25 sano oo colaado hubaysan ahaa,” ayuu yiri Mudane Michael Keating, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya. “In la iska diido musharraxiin baarlamaan oo ku lug lahaa qaar kamid ah xadgudubyadii ugu xumaa ee xuquuqul insaanka ee ka dhacay dalka waxay sii adkeynaysaa sida ay Soomaaliya uga go’antahay soo afjaridda dhaqanka ku salaysan sharci ka sarraynta ama la-xisaabtan la’aanta iyadoo arrintan ay indhaha ku hayaan muwaadiniinteeda iyo dunida guud ahaan.”

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!