Somalia:Qaraxii Hotel SYL dhimasho 26 ruux iyo dhaawaca 70 & Magacyada mas’uuliyinta Sawiro * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Somalia:Qaraxii Hotel SYL dhimasho 26 ruux iyo dhaawaca 70 & Magacyada mas’uuliyinta Sawiro

warar  dheeraad oo ku saabsan  dadkii waxyeedalada ka soo gaartay qaraxii weynaa ee ka dhacay Muqdisho gaar ahaan Hotel SYL.

Sida ay sheegayaan saraakiisha caafimaadka. 26 ayaa ku dhimatay qaraxa halka inka badana ay ku dhaawacmeen.

Qaraxan oo loo adeegsaday gaari kuwa xamuulka ah ayaa xoog ku soo jiiray bar koontaroolo ay ku sugnaayeen ciidamada ammaanka, waxaana ciidamada ay sidii u rasaaseynayeen uu gaarigii ku qarxay darbiga Hotelka SYL.

Tirada dadka ku dhaawacantay ayaa caga-cageyneysa todobaatameeyo ruux oo isugu jira dad rayid iyo askar ka mid aheyd ilaalada hotelka iyo kuwa Madaxtooyada.

Wararka qaar ayaa sheegaya in 15 ka mid ah dadka ku dhintay ay ahaayeen ilaalada mas’uuliyiinta ku jiray Hotelka xilliga qaraxa dhacayay, ilaalada Hotelka iyo ilaalada ilinka hore ee Madaxtooyada.

Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr. Maxamed Yuusuf ayaa sheegay labo ruux oo ka mid ahaa dhaawacyadii la keenay Isbitaalka ay geeriyoodeen, halka labaatan kale oo dhaawacyo ah la jiifiyay Isbitaalka.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo isugu jira wasiiro iyo Xildhibaano ayaa dhaawacmay, sidoo kale waxaa dhaawacmay Wariyeyaal ka tirsan Radio Muqdisho iyo SNTV

Wasiirada dhaawacyada fudud soo gaaray waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka Dekedaha iyo gaadiidka Badda Nuur Faarax, Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga maxamed Cali Xagaa, Xildhibaanada dhaawacyada soo gaaray waxaa ka mid ah Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow, Xildhibaan Caasho Koos, Xildhibaan Sugaal, Xildhibaan Seynab Maxamed Caamir.

Halkan hoose ka akhriso Magacyada Wariyeyaasha dhaawacmay

  1. Agaasimaha Idaacadda Gobolka C/fataax Arizona
  2. Agaasimaha SNTV C/naasir Xuseen
  3. Wariye Maxamed Abuukar Mada = (Warbaahinta Dowladda)
  4. Wariye Cabdi Aadan                  =   (Warbaahinta Dowladda)
  5. Wariye C/fataax jeyte                =   (Warbaahinta Dowladda)
  6. Wariye Mamaxed Xasan National = (Warbaahinta Dowladda)
  7. Wariye Maxamuud Cali Xaaji (Saxafi yare)
    Somali government forces walk past a car destroyed as they arrive to secure the scene of a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president's palace in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    Somali government forces walk past a car destroyed as they arrive to secure the scene of a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president’s palace in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    A general view shows Somali government forces securing at the scene of a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president's palace in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    A general view shows Somali government forces securing at the scene of a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president’s palace in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    Security forces stand at the SYL hotel that was partly destroyed following a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president's palace in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    Security forces stand at the SYL hotel that was partly destroyed following a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president’s palace in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    Security forces assist Abdalla Boss, a Somali Member of Parliament who was wounded following a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president's palace in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    Security forces assist Abdalla Boss, a Somali Member of Parliament who was wounded following a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president’s palace in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    A civilian who was wounded following a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president's palace stands near the scene of the explosion in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    A civilian who was wounded following a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president’s palace stands near the scene of the explosion in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    Civilians assist a woman wounded following a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president's palace in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar TEMPLATE OUT
    Civilians assist a woman wounded following a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president’s palace in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar TEMPLATE OUT
    A civilians wounded following a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants  outside the president's palace is escorted as he walks to an ambulance from near the scene of the explosion in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    A civilians wounded following a car bomb claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president’s palace is escorted as he walks to an ambulance from near the scene of the explosion in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar

    A civilian who was wounded after a car bomb attack claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president's palace walks away from the scene in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar
    A civilian who was wounded after a car bomb attack claimed by al Shabaab Islamist militants outside the president’s palace walks away from the scene in the Somali capital of Mogadishu, August 30, 2016. REUTERS/Feisal Omar

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!