Mareeg.com: Waxaa la filayaa in maanta Muqdisho looga dhawaaqo xisbi siyaasadeed cusub, kaasoo uu mas’uuliyiintiisa ka mid yahay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nur (Tarsan).
Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta xisbigaan ayaa warbaahinta u sheegay in maanta oo khamiis ah ay shaacin doonaan magaca xisbiga ay ujeedooyinkiisa.
Mareeg Media
Comments are closed.