Siyaasiga C/llahi Sh. Xasan: Maalmahaan ayaa ley hanjabayey (Dhegeyso)
Mareeg.com: Siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan oo saaka ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM xoog ku galeen ayaa hadlay intii rasaastu ku socotay, wuxuuna sheegay in maalmahaan loo soo hanjabayey.
C/llaahi Sheekh Xasan oo degan degmada Wadajir ayaa inkastoo gurigiisa lala wareegay ku adkeystay inuusan joojin doonin kia hadalka fekerkiisa, isagoo xusay in loo soo weerarary si loo aamusiyo.
Halkaan ka dhegeyso C/llaahi Sheekh Xasan oo la hadlay KNN
Comments are closed.