Mareeg Media
Somalia

Siyaasi ku goodiyay ku noqoshada ceelasha biyaha iyo Barakac ka dhaca caasimada

Siyaasi kamid ah madasha xisbiyada qaran ayaa mar uu hadlaayay ku goodiyay in ceelsha biyaha ay banaantay dadka muqdishana ay weli dagi karaaan mar uu la hadlaayay dad iskugu yimid furitaanka xisbiyada qaran.

arintan oo dood ka dhex baraha bulshada saacadihii lasoo dhaafay dadka ay ku kala aragti duwanaayen ayuu siyaasi cabduqaadir cusuble ali ka sheegay duritaanka madasha xisbiyada qaran ee shalay ka dhacday magaalada muqdisho.

maqaamka muqdisho iyo in doorasho ayna dhaceeyn ayuu ku adkeestay xildhibaan cusuble hadii maqaamka caasimada la helin.

waxuu yiri ” madaxweynaha waxaan u sheegeenaa in itoobiyaan lagula dagaalay magaladaan si dagaal loola galana celasha loo wada guuray ilaa magaalada laga saaro itoobiyaanki ayuu yiri ”

 

hadalka xil cabduqaadir cusuble  ayaa u muuqanayay mid dowlada federalka looga digaayo in ay doorasha qaban weyso.

sidoo kale shariif shiiq ahmed madaxweynihii hore ee soomaaliya ayaa asiga tilmaamay cabsi ka dhan ah hanaanka qorista ciidamo uu sheegay in habeenkii la qoro.

 

Xildhibaan Cosoble"Dowladdu ma dooneyso in dalka doorasho xor ah ka dhacdo"

C/qaadir Cosoble"Haddii aan nahay Xisbiga Ileys waxaan aragnay in dowladda maanta jirta ay ku xad-gudubtay Shacabka Soomaaliyeed oo ay cabburisay,xorriyaddiina ka qaadday waxayna ka burburisay maamuladii u dhisnaa,Sidoo kale waxay curyaamisay hay'adihii dastuurka,labadii aqal ee Baarlamaanka"Arimaha doorashooyinka isagoo ka hadlaya ayuu yiri"waxaan aragnay in dowladdu aysan u soon in dorasho Xor ah ay dalka ka dhacdo,Xoogag waddaniyiin ahaan meel ku xareynaa markaasay ii codeynayaan wax macquul ah maahan" https://youtu.be/ItSska4PX_4

Posted by Dalsan TV on Thursday, 7 November 2019

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!