
Read Time:18 Second
Muqdisho ( Mareeg News )
Siyaasiga Mohamud Ahmed Nur Tarsan oo si dhow ula shaqeeya Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Somalia ay leedahay dhowr Madaxweyne.
Tarsan waxa uu sheegay inuusan garankarin faa’iidooyinka ku jira in shaqsi waliba uu ka shaqeeyo sida uu ku noqon lahaa Madaxweyne sii kordhinaaya cadadka kuwa hadda jira.