sirdoonka Soomaaliya oo tilaabo muhiim ah qaaday(Aqriso)

Read Time:39 Second

Taliska hay’ada Nabad Sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa maalmihii dambe kordhiyay howlgalada ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-shabaab.

Hay’ada NISA ayaa sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab ay isasa soo dhiibameen todobaadkii dambe, islamarkaana hay’ada ay kordhisay howlgalada lagu soo qabanayo xubnaha ka tirsan Al-shabaab.

Sargaal ka tirsan hay’ada NISA ayaa sheegey in sirdoonka soomaaliyeed ay maanta adeegsadaan technology-da casriga ah ee isticmaalaan wardoonada caalamka ugu hormarsan.

Sidoo kale NISA ayaa sheegtay un ciidanka sida gaarka u tababaran ee NISA ay howlgalada ay ka wadaan muqdisho iyo gobalada dalka soomaaliya.

Maanta ayay aheyd sarkaal ka tirsan Al-shabaab uu iska dhiibay degmada Xudur ee Gobalka Bakool.

Al-shabaab ayaa xiligan wajahaysa culeys weyn oo kaga imaanaya ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
100 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %