sida loogu Qeybiyay Beelaha Dega Galmudug iyo Puntland Xubnaha Aqalka sare & Cadaalad daro… * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

sida loogu Qeybiyay Beelaha Dega Galmudug iyo Puntland Xubnaha Aqalka sare & Cadaalad daro…

Waxaa dhawaan la filayaa in xarumaha maamul Goboleedyada dalka ka jira lagu doorto Xubnaha aqalka sare ee Dowlada Soomaaliya oo ka kooban 54-Xubnood.

Xubnaha aqalka sare oo markii hore loo qeyb saday qaab maamul Goboleed ayaa hadana loo sii qeybsaday qaab beeleed, waxaana ka muuqata sida beelaha loogu qeybiyay cadaalad daro aad u xoogan.

Waxaa inoo suurto gashay in aan helno sida loogu qeybiyay xubnaha aqalka sare Beelaha dega Maamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana beelaha dega Galmudug ka muuqata in xoogaa si cadaalad ah loo qeybiyay halka dhanka Puntiland ay ka muuqato cadaalad daro xoogan.

MAHAAN HOOS KA AKHRISO QAABKA BEELAHA GALMUDUG LOOGU QEYBIYAY XUBNAHA AQALKA SARE

1-Beesha Abgaal (1)

2-Beesha Murusade (1)

3-Beesha Habar-Gidir (2)

4-Beesha Duduble (1)

5-Besha Mareexaan (1)

6-Beesha Dir (1)

7-Beesha Madhibaan (1)

8-Beesha Shiikhaal (0)

MAHAAN HOOS KA AKHRISO QAABKA BEELAHA PUNTLAND DEGA LOOGU QEYBIYAY XUBNAHA AQALKA SARE

1-Beesha Majeerteen (6)

2-Beesha Dhulbahante (2)

3-Beesha Warsangali (1)

4-Beesha Axmed Harti Dishiisle (1)

5-Beesha C/raxmaan Harti kaski Qabe (0)

6-Beesha Leelkase (1)

7-Besha Mahdibaan (0)

8-Beesha Carab Saalax (0)

9-Beesha Awrtable (0)

FG:- Xubna qeybsiga Galmudug waxaa ku qaday Beesha Shiikhaal oo horay Xildhbaan ugu heshay Maamulka Galmudug, halka qeybsiga Puntland ay ku qadeen dhowr beel.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!