Shuruudo adag oo la hordhigey musharixiinta guddoonka Baarlamaanka Galmudug

Read Time:29 Second

Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Mamulka Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay shaaciyeen Shuruudaha laga doonayo qofka u tartamayo Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Shuruudaha Guddiga ay soo saareen oo ka kooban 8 Qodob ayaa waxaa ugu muhiimsan in uu yahay muwaadin Soomaaliyeed oo kasoo jeeda deegaannada Galmudug,sidoo kalena heysta Shahaadoi Jaamacadeed ama wax u dhigma.

Sidoo kale shuruudaha ayaa waxaa kamid ah in ugu yaraan in uu leeyahay Shansao oo khibrad hoggaamin maamul ah iyo uusan gelin fal dambiyeed uu ku muteystay Xukun Maxkamadeed.

Hoos Ka Akhriso Shuruudaha xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %