Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Oo Goordhow Kismaayo lagu Soo Gabagabeeyay

Read Time:25 Second

Waxa goordhaw Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah maamulka Jubbaland lagu soo gabagabeeyay Shirkii Madaxda Maamul Goboledyada Dalka ugu socday Muda Saddaxda Maalin hayed Magaalada Kismaayo.

Shirkaan ayaa waxa ka soo qeyb galay Shanta Madaxweyne ee Maamul Goboledyada Dalka ka Jira,waxa ayna Shirkaas ugu hadlayeen sidii Khilaafka ka dhexjira dowlada dhexe iyo Madaxda maamul Goboleedyada loo xalin laha waxana Dood dheer kadib ay isla gareen arrimo badan oo xal arintaas looga gaari karo,

 

Lasoco goordhow War-murtiyeedka ka soo baxay Shirkaas.

 

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %