Shirkadda Isgaarsiinta Golis xarunteeda Garowe oo amar madaxweyne lagu xirey

Read Time:36 Second

waxaa xiray xarunta shirkada Golis  ciidamada Ilaalada  gaar ah ee Madaxtooyada, waxaa laga dalbaday in ay bixiyaan lacago  aan canshuur ahayn oo ciidamada puntland la siiyo.

Dadkqa qaar ayaa sheegaya in xiritaanka shirkada Golis ay salka ku heyso markii maamulka shirkada ay diideen inay bixiyaan lacago  dheeraad ah oo lagu soo rogay.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/llaahi Cumar Camey ayaa la sheegay inuu bixiyay amarka lagu xiray Shirkadda Isgaarsiinta Golis. C/llaah camey ayaa hada hor shirkar xawaalad ah xiray markii ay diideen in ay bixiyaan $70,000  oo la dul dhigay

Maamulka Shirkada Golis ayaa wali ka hadlin xiritaanka xaruntooda Garowe, waxaana lagu arkayay xarunta ciidamo ku sugnaa xarunta oo diidayay in la galo, lagana soo baxo xarunta.

About Post Author

Xuseen Axmed

Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %