Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

Muqdisho ( Mareeg)-Waxaa maanta la filayaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka madasha Wadatashiga Qaran.

Shirkaan oo ay ka qeyb galayaan masuuliyiinta dowladda Federaalka iyo Madaxda maamul Goboleedyada ayaa wax la iska weydiinayaa hanaanka farsamo iyo qaabka loo wajahayo doorashada soo aadan.

Puntland ayaa noqday maamulkii ugu dambeeyay ee ogolaada hanaanka 4.5 in wax lagu soo doorto kadib markii uu horay uga biyo diiday.

Shalay ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya si isdaba joog ah u soo gaarayay Madaxda maamul Goboleedyada dalka.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!