Shirka Golaha Amniga Qaranka oo dib dhac ku yimid

Read Time:29 Second

Waxaa maanta dib u dhac uu ku yimid Shirka Golaha Amniga Qaranka ee madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada dalka oo la filayay in uu ka furmo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa Baaqday.

Shirkan ayaa lagu madalsanaa in uu maanta oo 28-ka bisha 3-aad ee March  uu Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada uu uga furmo Magaalada Baydhabo.

Waxaana Shirka baaqday la filayay in diirada lagu saaro dhameystirka qeybsiga Kkeyraadka, hanaanka doorashooyin 2020-ka, amniga iyo arrimo kale.

Dib u dhaca Shirkan ayaa loo sababeeyay khilaafka siyaasadeed ee hareeyay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.