Shirka Amniga qaranka oo Garowe ka furmaya.

Read Time:27 Second

Garowe ( mareeg News ) Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta ka furmaya shir looga hadlayo amaanka Soomaaliya.



Shirka ayaa waxaa ka qayb galaya Wasiir ku xigeenka amaanka Soomaaliya iyo Wasiirada amniga maamul Gobaleedyada Dalka.

Waxaa lagu wadaa in shirkaas laga soo saaro War-murtiyeed ku aadan Natiijada Shirka.



Qatarta Al-Shabaab iyo Daacish ayaa ka mid ah waxyaabaha shirka looga hadlayo, sidoo kale Shirka ayaa looga hadlayaa sidii ay wadashaqayn u yeelan lahaayeen hay’adaha amniga Dowladda dhexe iyo kuwa Maamul Gobaleedyada.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %