Shirka Aminga Caasimada Oo Ka furmay Xarunta Dowlada Hoose Ee Xamar.(Sawiro)

Read Time:33 Second

muqdisho: (mareeg news) xarunta doowlada hoose ee xamar ee magaalada muqdisho ayaa maanta waxaa ka furmay shir looga arinsanaayo amaanka caasimada iyo Sida looga gudbi karo Xaaladaha amaan daro ee iska soo daba noqday, Maamulada dagmooyinka Iyo Golaha Deegaanada ayaa ka qeeyb galay shirkan.

gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka banaadir Dhanka amniga iyo siyaasada iyo Xoghayaha guud ee gobolka ayaa goob joog ahaa.

Gudoomiye tuulax oo la hadlay maamulada degmooyinka ayaa ku bogaadiyay hoosha ay ka hayaan caasimada waxuuna faray in aya kor u qaadaan amaanka deegaanada xiriir wanagsana ay la sameeyaan shacabka.

shirkan ayaa daba socdo falaka amni xumo ee maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay caasimada muqdisho.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.