Shir Xasaasi Ah Oo Lagu Qabtay Muqdisho + Sawirro
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir-gudoomiyay kulan looga hadlayo sidii horumarin loogu samayn lahaa shaqada dekadda Muqdisho.
Comments are closed.