Shil Naxdin Leh Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada — Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Shil Naxdin Leh Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada

Shil Gaari oo sababay dhimasho iyo dhawaac ayaa waxa uu ka dhacay Duleedka Magaalada Gebilay.

Waxaa la sheegay in shilka uu yimid kadib markii Gaari xawaari ku socday uu wada ka baxay,isla markaana uu ku romaday meel buur ah,sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku dhimatay halka lix qof oo kale uu dhaawac kasoo gaaray shilka Gaari ee ka dhacay duleedka Magaalada Gebilay.

Dhinaca kale Dadka ku dhaawacmay shilka ayaa waxaa la geeyay Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla Magalaada Bibilay.

Ma ahan markii ugu horeysay oo shilkan oo kale uu ka dhaco Duleedka Magaalada Gebilay.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Find a Job.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!