Shil ka dhacay Duleedka Gaalkacyo

Read Time:29 Second

Wararka naga soo gaaraya Gobalka Mudug ayaa sheegaya in maanta shil gaaro uu ka dhacay duleedka Magaalada gaalkacyo.

Shilka oo gaari ahaa ayaa la sheegay inuu ka dhacay inta u dhaxeysa Galinsoor iyo Gaalkacyo, waxaana la sheegay inuu khasaaro ka dhashay shilkaasi.

Gaariga rogmaday ayaa waxaa saarnaa  Culuma’udiin,  waxaa uuna gaarigu ku rogmaday deegaanka Sedex-higlo ee gobalka Mudug, waxaana waqtigaasi la sheegay in ay ku sii jeedeen Magaalada Gaalkacyo.

Inta la ogyahay 10 qof ayaa ku dhawaacmay  oo dhamaantoodi ahaa culumadii saarnaa gaariga, waxaana dhaawacooda loo qaaday isbitaalka Magaalada Gaalkacyo oo Xilligan lagu dabiibayo.

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.