Shil diyaareed oo ka dhacay Dalka Kenya (SAWIRRO)

Read Time:30 Second

Warer dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay dalka Kenya.

Shilkan ayaa ka dhacay Keymaha Makutano Forest ee Gobolka Kericho ee Dalka Kenya, sida ay sheegeen Booliska Dalka Kenya.

Booliska ayaa sheegay in Shilka ay ku dhinteen ugu yaraan 5 Ruux oo saarnaa helicopter nuuceedu ahaa Cesna 206-5-Y BSE.

Boolisku ayaa xusay in 4 ka mid ahaa Dadkaasi ahaayeen Ajaaniib.

Balse weli lama sheegin dalalka ay ka soo jeedaan.

Booliska ayaa carabka ku adkeeyay in ay wadaan baaritaano ku aadan sababta ka keentay in ay soo dhacdo diyaaradaasi.

 

About Post Author

Tuuryare

Abdirisaq is , a somali veteran journalist based in the Somali capital, Mogadishu. Twitter @tuuryare_africa tuuryare10@gmail.com Whatup:00252615990842
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.