Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug ee Ahlu-Sunna

Read Time:32 Second

Doorashada Madaxwaynaha iyo Ku Xigeenkiisa ee kasocota Xero InJi ee magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku guulaystey Xilka Madaxwaynaha Galmudug Sh,Maxamed Shaakir Cali Xasan kadib markii ay tanaasuleen labadii Musharax ee latartamaysey.

Baarlamaanka cusub oo ay shalay soo xuleen hoggaanka Ahlusunna.waxaana Xildhibaanadaas ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen inuu Shaakir noqdo Madaxwaynaha ugu horeeya sedexda madaxwayne ee la filayo maalmaha soosocda inay Galmudug yeelato.

Sidookale Madaxwayne ku Xigeenka ayaa waxaa ku guulaystey Maxamed Shuuke kadib markii uu sidoo kale uu tanaasuley musharaxii latartamayey Maxamed Yaxye Faarax.

Xaalada khilaafka doorshada Galmudug ee galmudug ayaa cirka isku sii shareertay,waxaana laag cabsi qabaa in Galmudug laag dhiso saddex madaxweyne

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
100 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %