Shaqaale ka Tirsan Shirkada ECCO Oo lagu xeray saldhiga Booliska Dagmada Kaaraan.

Read Time:30 Second

Muqdisho (Mareeg News ) Taliyaha Booliska Dagmada kaaraan ayaa xeray Shaqaale ka tirsan shirkada ECCO Ee qashinka ka qaada xaafada iyo goobaha ganacsiga ee muqdisho Kadib markeey shaqaalaha ka diideen ineey qasab ku qadaan qashin yaalay gudaha saldhiga Booliska Dagmada kaaraan.




Shaqaalaha waxeey taliye Xabad u sheegeen in ay amar u heeysan ineey ka qaadaan saldhigyada qashin hadeey dhaceysan uu la xiriiro maamulka shirkada.

taliyaha oo adeegsanaya Awood ciidnka Booliska ayaa xabsiga dhigay dhalinyarada shaqaalaha ah ee Shirkada Eco ka tirsan.


Tacadiyada Ay geesanayaan saraakiisha Booliska Ayaa maalmahan dambe kusoo badanaya Caasimada muqdisho.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %