Shaqaalaha Shirkadda Hormuud oo si u gaarsi ah loo toogtay

Read Time:27 Second

Dabley hubeysan ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay dhaawac iyo dil ugu geysteen labo ruux oo ka tirsanaa Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Dad goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in dilka iyo dhaawaca uu ka dhacay Isgoyska Baar-Ubax ee Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir,isla markaana loo gestay lab ruux oo ka tirsanaa Shirkadda Hormuud.

Sidoo kale waxaa la sheegay in falkan uu dhacay xili ay kusii jeedeen Masjid ku yaalla  Isgoyska Baar Ubax si halkaasi ay ugu soo dukadaan Salaada Duhur,waxaana rasaasta lagu furay ragaan ku dhaawacmay Haweeney  goobta ka agdhaweyd.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %