Schwartz Danjiraha Mareykanka oo waraaqihiisa u gudbiyay wasiirka Arimaha dibada sawiro
Madaxweynaha dalka Mareykanka Bracka Obama ayaa danjire Schwartz si rasmi ah ugu magacaabay safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.
Danjire Schwartz ayaa sheegay in magacaabistiisa ay tahay calaamad muujineysa sida uu u xoogeystay xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka, isagoo noqoneya safiirkii ugu horeeyay Mareykanka u soo diraan Soomaaliya muddo ka badan 25 sano.
Comments are closed.