Sawirro: Xeelado la yaab leh oo muujinaya tahriibka dunida

Read Time:1 Minute, 0 Second

Mareeg.com: Waa Sawirro muujinaya qaababka kala duwan ee u tahriibaan dadka ku nool dunida, waxaana ka mid ah kuwa la yaab leh.

Dadka tahriiba oo qaarkood u socdaalaan nolo raadis, qaarna u socdaan nabad raadis ayaa Yurub iyo Mareykanka ah u taga siyaabo kala duwan oo halis badan ku xeeran tahay.

aa

(Waa gaari ku soconaya badda iyo barriga, waxaa soo hindisay dad ku nool dalka Cuba, waxeyna doonayaan iney uga gudbaan badda u dhaxeysa dalkooda iyo Mareykanka).

55549e8fc46188606b8b4567

(Waa qoys reer Afgaanistaan ah oo doonaya iney lug uga gudbaan xadka dalka Gariigga).

55549ea7c46188684b8b45bb

(Waa nin doonaya inuu si dhuumaaleysi ah ugu dhuunto qeybta hoose ee gaari xamuul ah, kaasoo u socda dalka Gariigga).

55549ebfc46188ae4d8b459e

(Ninkaani wuxuu saaran yahay dusha sare ee tareen xowli ah ku socda, wuxuu rabaa inuu uga gudbo soohdinta Mareykanka iyo Mexico).

55549ed7c46188606b8b456d

(Waa Kurdiyiinta Suuriya oo ka yaacaya weerarrada Khalaafada Islaamiga ah ee Suuriya iyo Ciraaq).

55549eb3c46188684b8b45be

(Waa wiil dhallinyaro ah oo u dhashay Kosovo, wuxuu cunug yar oo uu dhalay ka gudbinayaa soohdinta Serbia iyo Hungary) 

55549e9ac46188d3498b4594

(Waa koox doon halis kula gashay xadka Gariigga, waxey doonayaan iney halkaas uga sii gudbaan Yurub)

55549ecbc46188784d8b459b

(43 Meyd oo oo u dhashay Pakistan oo sanadkii 2009 laga helay kunteennar lagu tahriibinayey).

Mareeg Media

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.