Sawirro: Wiil Raashiyan ah oo geeda miiran ka sameeyey mooto * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Sawirro: Wiil Raashiyan ah oo geeda miiran ka sameeyey mooto

Mareeg.com: Wiil u dhashay dalka raashiya ayaa sameeyey mooto ama dhugdhugley ka sameysan geedaha caadiga ah.

Waxa la yaabka leh ayaa noqday in tayada mootadan ay aad u sarreyso, iyadoo dhamaanteed ka sameysan qoryo laga soo jaray geedaha.

Xitaa waxaa lala yaabay in lugaha mootada laga sameeyey geedo, hase ahaatee matoorka ayaa ka duwan, waxaana arrinta wiilkaas sameeyey loo arkay xirfad cusub oo uu soo kordhiyey.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!