Sawirro:-Wafdi Musharaxiin ah oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo

Read Time:40 Second

Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa shalay gaaray wafdi ballaaran oo Musharaxiin ah.

Musharaxiinta ayaa markii ay gaareen Baydhabo waxaa garoonka diyaaradaha Magaalada ku soo dhaweeyay Siyaasiyiin,Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed iyo qeyba kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Baydhabo.

Waxaa ay Musharaxiintan gaaray Baydhabo isugu jiraan kuwo horey u shaaciyay in ay u taagan yihiin qabashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed, halka kuwa kalena lagu wado maanta in ay ku dhawaaqan .

Magaalada Baydhabo Musharaxiinta gaartay ayaa waxaa kamid ahaa.

Mohamed Adan Farkeeti Wasiirki Hore Ee Maaliyada Dowlada Soomaaliya

Yuusuf Macalin Aamiin Yuusuf Baadiyow Wasiirki Hore Ee Dekadaha Soomaaliya

Maxamuud Maxamed Boonow oo kamid ah Xildhibanada Federaalka ah.

Xuseen Xasan Kacaan.

Eng Sayid Axmed Sheikh Daahir Safiirkii Hore Ee Soomaaliya U Fadhiyey Dalka Uganda.

 

 

 

 

About Post Author

Ardaan Yare

Tifatirah wararka ku soo baxa afka soomaaliga
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %