Sawirro: Siidii oo ka khudbeynaya Baraawe & Amisom heegan ku jirta

Waa ciidamada AMISOM oo shalay baaritaan ka wada degmada Baraawe oo aheyd saldhiga ugu weyn ee Alshabaab ku lahaayeen Soomaaliya.

Sidoo kale, waxaa sawirrada ka muuqanaya gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose, C/qaadir Siidii oo shacab kula hadlaya fagaare ku yaalla Baraawe.

Sida ka muuqata sawirrada, degmada Baraawe ayaa ah mid haawaneysa, iyadoo aaney wadooyinka ka muuqan dad badan.

Mareeg Media