Sawirro: Siidii oo ka khudbeynaya Baraawe & Amisom heegan ku jirta * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Sawirro: Siidii oo ka khudbeynaya Baraawe & Amisom heegan ku jirta

Waa ciidamada AMISOM oo shalay baaritaan ka wada degmada Baraawe oo aheyd saldhiga ugu weyn ee Alshabaab ku lahaayeen Soomaaliya.

Sidoo kale, waxaa sawirrada ka muuqanaya gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose, C/qaadir Siidii oo shacab kula hadlaya fagaare ku yaalla Baraawe.

Sida ka muuqata sawirrada, degmada Baraawe ayaa ah mid haawaneysa, iyadoo aaney wadooyinka ka muuqan dad badan.

Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!